Qurux badanaa sawirada laga soo bandhigay atariishada dhalinta yare e Sara Ali Khan.

0
1343

Sara Ali Khan waa mid kamid ah atariishooyinka ugu dhalinyarsan uguna hibada badan waqtigaan Bollywoodka waxayna Bollywoodka kusoo biirtay sanadkii hore.

Sara Ali Khan oo uu aabe u yahay Saif Ali Khan sidoo kalana hooyo u tahay Amrita Singh ayaa Bollywoodka kusoo biirtay sanadkii hore kadib markuu usoo baxay filimka Kedarnath wuxuuna filimkeeda xiga ahaa Simmba oo sanadkaan soo baxay misna Blockbusterka noqday.

Atariishadaan dhalinta yar misna laga daba dhacay ayaa waxaa sanadka dambe u diyaarsan filimada Love Aaj Kal 2 iyo Coolie no 1 hadaba waxaan idiinkaga heynaa atariishadaan dhalinta yar sawiro qurux badan misna soo jiidasho leh kuwaasoo dhawaan laga soo bandhigay halkaan hoose kaga bogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here