Qurux waa ku dhamaatay meesha waaba Aishwarya oo inta taagan sida ay ugu egtahay darteed xitaa magaca wey iska shabahaan!! SAWIRO

0
2611

Atarishada Turkiga misna lagu magacaabo Ayca Aysin Turan waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan Turkiga ayadoona quruxda ku darsatay qaab Style soo jiidasho leh.

Atariishadaan oo haatan hogaamineysa taxana Aliraza ayaana waxaa la sheegaa iney aad u shabahdo atariishada Bollywoodka ee Aishwarya Rai taasoo horay ugu guuleysatay boqorada quruxda aduunka, gaar ahaan waxay aad isaga shabahaan dhanka indhaha.

Ayca iyo Aish xitaa magaca wey iska shabahaan oo labada atariishadba Caa’isha ayaa la yiraahdaa hadii Soomaali ahaan ama Carabi ahaan magacooda loo akhriyo.

Ayca ayaana dhawaan sawiro laga soo bandhigay xili ay xayaysiin u sameyneysay majalada BeStyle ee Turkiga kasoo baxda, hadaba halkaan hoose kaga bogo sawiradaas;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here