Home » Wararka Maanta » R.Madhavan Iyo Dia Mirza Waxay Sugi La’ Yihiin In La Sameeyo Qaybta Labaad Filimka  Rehnaa Terre Dil Mein

R.Madhavan Iyo Dia Mirza Waxay Sugi La’ Yihiin In La Sameeyo Qaybta Labaad Filimka  Rehnaa Terre Dil Mein

Rehnaa Terre Dil Mein Waa Mid Ka Mid Ah Aflaamta Jaceyl Kuwooda Ugu Fiican Taaso Qof Walba Jacel-Yahay Filimkan Waa Mid Laga Daalayn In La Daawado Sida Sheekadiisa Jaceyl Ee Macaan Iyo Heesahiisa Laakiin Waa Mid Dadka Xiiseenayaan In Laga Sameeyo Qayb Labaad Filimkan

Midaaso Dadka Qaar Maankooda Ku Jirta Taaso Cadeyn U Ah Maalin Dhawayd Aktarada Dia Mirza Ay Taageeraheeda Ay Ku Leedahay Barta Instagram U Soo Bandhigtay Inay Weydiiyaan Wax Walba Oo Su’aal Ah Si ay Ugu Jawaabto Iyaga.

Mid Ka Mid Ah Taageeraheeda Aya Soo Qoray Oo Weydiiyay In Qayb Labaad Laga Sameenayo Filimka Rehnaa Terre Dil Mein Oo Ay Sameen-Doonan Iyada Iyo R.Madhavan Iyadana Si Dhaksi Leh Ugu Ayay Ugu Jawaabtay Shaqsigaas

Iyadoo Sheegtay In Iyada Iyo R.Madhavan Ay Sugi La’ Yihiin  In Lagu Dhawaaqo In  La Sameen-Doono Filimkan Qaybtiisa Labaad Iyadoo Aktarka R.Madhavan Isaga Uu Saaray Commentigaas Calaamada Love Taaso U Muuqata Inuu Ka Helay Waxaa Meesha Ka Cad In Labadooda Ay Doonayaan in Dib Ay Sameeyaan Qaybta Labaad.