Atiriishada caanka ah ee Manisha Koirala ayaa ka hadashay sanadkii 2002 dhacdadii filimka Jaani Dushman markee duubayeen ee ay jileysay gabar la kufsaday kaaso ahaa muuqaal filimka fagta hore hadal heyn u dhaliyay.

“Markii hore raali kama aheen inaan duubo muuqaalka kufsiga ee filimkaas sababtana waxay ahed anoo dhibsaday xarbiska labo nin aan la xarbinaayo balse kooxda oodhan ayaa oga codsadeen iguna adkeyeen duubista muuqaalkaas.”

Manisha ayaa sidaa tiri xili uu filimkaan tiyaatarada saarna iyadana ay saxaaafada wareysi siineysay mashruucan 11 atoore ayaa lagu jilay waxuuna ka hadlaayey sheeko khiyaali ah inkastoo jilayaal waaweyn la isugu keenay.

Manisha marnaba raali kama aheen muuqalada kufsiga ee filimkaas balse xidigtaan mashruucyo kale oo ay kujileyso gabar la kufsaday Jaani Dushman uguma horeyn ugumana dambeynin.

Dhanka shaqada filimkeeda u dambeyay waxuu ahaa Sanju oo la daawaday 2018 waxayna ku jishay doorka Sanju hooyadiis oo kansar kudhacaayo Blockbuster ayuuna noqday mashruucan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here