Sara Ali khan iyo Kartik Aryan waxaa hadda lagu tilmaama lamaanayaasha ugu shidan gudaha bollywoodka iyagoo hadda ay bilaabayn inay banaanka soo dhigaan xariirkooda

kaaso ka bilowday markii Sara horey ay sheegtay inee doon-dooneyso atooraha Kartik Aryan iyadoo ku sugan barnaamijka Koffe With Karan qeybtiisa lixaad ayee ku shaacisay inay Jeceshahay Inay xariir la sameeso aktarkan

waxaanaa labadan lamaane maalmahan si weyn loo arkaa iyagoo si wadajir iskula socda meel walba sidoo kale waxaa saxaafada kasii yaabisay sawiro maanta laga qabtay labadan aktar xilli ay kasoo wada baxayn machadka jimicsiga

waxaana sawirka lagu arkaayay aktarka Kartik Aryan oo dalada ka daba wado atariishada Sara Ali Khan isagoona u diidana inay Sara qoraxda qabato waana arrin muujinaysa xariirka labadan aktar inuu jaceylkooda yahay mid dhab ah

https://www.instagram.com/p/B2UYvkegbzI/?igshid=1u1mxt8b1rfc5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here