Race 3 Kahor Salman Khan Imisa Film Ayuu Shaarka U Dhigtay Murqihiisana Soo Bandhigay (+Sawiro)

Hadii la dhaho waa la xisaabina aflaamta uu Salman Khan shaarka u dhigtay xabadkiisa iyo murqihiisana uu baneestay aadbe u fara badnaanayaan balse maqaalkan waxaa lagu soo qaatay inyar oo kooban.

Filmadan lasoo xulay waa kuw ugu waaweyn ama Big Hits-ka noqdeen kuwa uu Salman Khan shaark u dhigtay Race 3 kahor waana mashaariic waaweyn.

Jilaagan inta badan dabeecadiisa ayee kamid tahay inuu filmada uu sameenayo shaarka u dhigto murqihiisana ku baneeyo shaashada horteeda waana qeyb kamid ah waxyaabaha daawadyaash xiiso galiyaan daawashada filmkaas.

Hadaba waxaan idiin heynaa qaar kamid ah aflaamta uu Sallu shaarka u dhigtay xabadkana u baneestay Race 3 kahor…

Race 3:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

Pyaar kiya To Darna Kya:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

TIger Zinda Hai:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

Sultan:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

Wanted:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

Dabangg:

Salman Khan’s 6 Mind Blowing Shirtless Moments

2 Comments

Comments are closed.