Ram Gopal Varma Oo La Shaqeynaayo Markaan Atirishada Aflaamta Galmada Sameysa (Adult Star) Mia Malkova!!

Filmsameyaha caanka ah ee Ram Gopal Varma ayaa film la saxixday gabadha filmada galmada ama qaawananshaha ah sameysa ee Mia Malkova.

Filmkaan ayaa loo bixiyay magac ahaan God, Sex and Truth, xidigtaan ayaa aad ugu faraxday la shaqeynta RGV waxayna baraha bulshada soo dhigtay qoraal ay ugu mahad celineyso filmsameyahan.

“Filmsameyaha India kaso jeeda RGV ayaa video iga duubaykaasi oo noqon doona jadwal kamida filmka xili aan ku sugneen Yurub waa film sameye aad u wanaagsan waxaana noqon doona gabadhii labaad ee Adult Star ah taasi oo aflaam hindi ah kasoo muuqan doonto sido kalena la shaqeyn doonto filmsameyasha India kaso jeedan.”

Waxaa la sheegay in goos gooska filmkaan la daawan doono 16 bishaan Jan waxaana la rajeyna bisha Feb in filmkaan tiyaatarada la saari doono.