Ram Kapoor waa shaqsi caan ka ah Tv-Yada  sidoo kalena waxaaan laga weynin musalsalada ay qarash-gareeyaha ka tahay Ekta kapoor ayaa waxa uu badanaa kasoo muuqda aflaamta bollywoodka

iyadoo filimkii ugu dambeeyay uu keeno waxa ahayd filimkii Baar Baar Dekho isagoo door aabe ugu jilaayay atariishada Katrina Kaif sidoo kale Ram waxa uu sumcad ku dhex-leeyahay dhanka iyo musasalada maadaama uu halkii xalqo uu ku qaato lacag dhan Rs 1.25 lakh

haddaba aktarkan ka dib markii  muddo gaaban la waayay aragtadiisa ayaa waxaa hadda uu lasoo baxay muuqaal cajiib ah kaaso uu kaga yaabsaday dadka isagoo isku sameeyay isbadal dhanka jirka maadamaa horr aktarkan muuqaal ahaan u ekaa nin cayilan ama buuraan laakiin Ram Kapoor oo hadlaya ayaa waxa uu xaqiijiyya inuu markii hore miisaankiisa uu gaarayay 130 laakiin dadaal badan iyo jimicsi badan inuu iska dhimay 30 Kilo

Ram Kapoor oo hadlaya waxa uu yiri ” waxaan markii hore culeyskayga uu gaarayay 130 kg laakiin aniga waxaan go’aansaday inan iska dhimo 25-30 kilo ka hor inta aan gaarin 45 sano jir waxaana hadda isku amaanaya inan muddo lix bil ah aan ku gaaray hadafkayga waana arrin aan aad ugu farxay hadda ka dib muuqaalkayga waa mid dadka farxad gelin doona”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here