Rana Daggubati ayaa ku dhawaaqday taariikhda lasii deenayo filimkiisa soo socda ee haathi.Filimka oo loogu magac daray Haathi Mere Saathi oo Hindi ah ayaa lagu sii deyn doonaa Tamil . Haathi Mere Saathi sidoo kale waxaa jilaya Pulkit Samrat.

Rana Daggubati oo hogaamiya dhamaan seddexda luuqadood ayaa bartiisa xiriirka bulshada ku shaacisay taariikhda cusub ee uu soo baxayo filimka. “Soo dhaweynta sanadka cusub iyo filmka cusub, waxaan ku faraxsanahay inaan keenno # HaathiMereSaathi, Aranya, iyo Kaadan 26ka March ee sanadkaan 2021 ,” ayuu ku soo qoray bartiisa Twitter-ka ga maanta

Horaantii, bishii Oktoobar ee sanadkii hore, Rana waxuu ku dhawaaqay in filimkan la sii dayn doono 2021. Sikastaba, sii deynta ayaa sii daahday waxayna tiyaatarada saari doonaan 26ka Marchso, 2021. Filimka ayaa markii hore la rabay inuu soo baxo April, 2020.

Sheejada filmka waa Dhiirrigelinta dhacdada nasiib darrada ah ee bini’aadamka ee ku xadgudbaya marinnada maroodiga ee Kaziranga, Assam, Haathi Mere Saathi waa sheeko jacayl iyo naxariis ku saabsan xayawaanka iyo dabeecaddaha. Filimkan waxaa soo saaray shirkadda Eros International, waxaana Director ka ah Prabhu Solomon.

Filimkan waxaa sidoo kale jilaya Shriya Pilgaonkar iyo Zoya Hussain. Si lamid Pulkit Samrat iyo Vishnu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here