Atooraha caanka ah Ranbir Kapoor ayaa iska diiday xayeysiis uu ku qaadan lahaa 9 Crore ($1.36M) waa hadii uu xayeysiin lahaa mid ka mid ah kareemka ama daawada la isku cadeeyo ama jirka lagu badalo midib ahaan.

Hadaba Ranbir Kapoor kaligiis ma diidin xayeysiin u sameynta kareemyada laga helo mid dhal dhalaal dheeraad ah iyo dheeh jirka lagu kordhiyo.

Fadlan hoos kaga bogo jilaayaasha Bollywood-ka ka tirsan ee iska diideen inay xayeysiin u sameeyeen kareema ama daawooyinka midibka jirka la isku badalo ama la isku cadeeyo:

Randeep Hooda

Kangana Ranaut

Upen Patel

Swara Bhaskar

Nandita Das

Ranbir Kapoor…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here