Ranbir Kapoor xusuusaha laga hayo waxaa kamid ah xili uu ka qayb galaayay wareysi mada daalo ku dheehan oo isaga iyo Anushka Sharma ka qaaday shabakada Bollywood Hungama (2016) arimo xiiso badan ayuu daaha ka qaaday.


Waxyaabaha soo jiidashada leh ee RK laga haayo waxaa ka mid ah inuu yiri “Anushka Sharma shumiska aadbay u taqaan, waxaana jeclaan lahaa inaan marar badan shumiyo filimka Ae Dil Hai Mushkil, qofkii helaa nasiib leh!”Ranbir Kapoor waxaa la weydiiyay inuu kala doorto Anushka Sharma iyo Aishwarya Rai Bachchan qofka shumiska ku wanaagsan (better Kisser).Halkaan ka Daawo Muuqaalka Wuxuuna ku jawaabay

“Aniga Aishwara Rai filimka ADHM shumis kulama wadaagin laakiin Anushka ayaan marar badan la wadaagay filimo kala duwan marka iyadaa shumis shameynta ku wacan!”

Anushka Sharma oo goobta ku sugney iyada waxay ku jawaabtay “Ranbir waa in lagu ciqaabaa jawaabta uu bixiyay!”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here