Ranbir Kapoor, Arjun Kapoor Iyo Kartik Aaryan Oo Kubada Cagta Wada Ciyaarayan (+Sawiro)

Waxaa sawiro laga soo qabtay jilayaasha kala ah Ranbir Kapoor, Arjun Kapoor iyo Karti Aaryan oo kusugan garoonka magaalada ku dhex yaalo xili ay ciyaarayan ciyaarta kubada cagta.

Kartika ayaa kusugnaa garoonka banaankisa isagoo kusii socday gudaha garoonka halka Arjun iyo Ranbir ku guda jireen gudaha garoonka ayagoo tijaaboyin dhanak Kubada cagta sameynaayen maadama ay yihiin dad aad u xiiseya kubada cagta.

Sido kale atooraha Tv-yada ka shaqeya Karan Wahi ayaa banooniga la cayaarayey jilayashan, halkaan hoose kaaga bogo sawirada laga soo qabtay jilayaashan oo garoonka Mumbai kusugan.