Maalmo kahor waxaan idiin la wadaagnay maqaal aan kaga hadleynay atiriishooyinka Bollywoodka kuwooda jeclaan lahaayen inee shaashada jaceyl kula jilaan atoorayaasha Koonfur India ugu caansan qaar kamid.

Waxaana idiin soo tirinay dhowr kamid ah sida Alia Bhatt, Deepika Padukone atoorayaasha koonfur aan magacaawnayna waxaa kamid ahaayen Vijay Deverakonda, Ram Charan iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba maqaalkan midkaas ayuu bilcagsi ku yahay waxaana idiin kula wadaageen atoorayaasha Bollywoodka ee jeclaan lahaayen inee shaashada jaceyl kula wadaagaan atiriishooyinka Bollywoodla hoos kaga bogo:

Ranbir Kapoor Iyo Rashmika Mandanna: jilaaga caanka ah Ranbir Kapoor ayaa sheegay atiriishada ugu horeysa ee koonfur India filim la sameeyn doono inee noqon doonto Rashmika Mandann.

Rashmika Mandanna and Ranbir Kapoor

Hrithik Roshan Iyo Nayanthara: Filimkiisa ugu dambeeyay WAR ayuu ahaa markaas ayuuna sheegay inuu ka helo bandhiga atiriishada Nayanthara ee xiligaan koonfurta ugu awooda badan waxuuna rajeyna xidigaan inuu la shaqeyn doono xidigtaan.

Nayanthara and Hrithik Roshan

Sidharth Malhotra iyo Raashi Khanna: waa atiriisho caan ka ah Telugu Bollywood na waxay saaxiib la tahay Vaani Kapoor iyada ayaana is bartay Sidharth iyo Raashi waxaa la sheegay Sidharth inuu daneynaayo xidigtaan la shaqeynteeda waa hadii mashruuc xiiso leh loo wada dhiibo.

Raashi Khanna and Sidharth Malhotra

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here