Maalmo kahor waxaan idiin la wadaagnay maqaal aan kaga hadleynay atiriishooyinka Bollywoodka kuwooda jeclaan lahaayen inee shaashada jaceyl kula jilaan atoorayaasha Koonfur India ugu caansan qaar kamid.

Waxaana idiin soo tirinay dhowr kamid ah sida Alia Bhatt, Deepika Padukone atoorayaasha koonfur aan magacaawnayna waxaa kamid ahaayen Vijay Deverakonda, Ram Charan iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba maqaalkan midkaas ayuu bilcagsi ku yahay waxaana idiin kula wadaageen atoorayaasha Bollywoodka ee jeclaan lahaayen inee shaashada jaceyl kula wadaagaan atiriishooyinka Bollywoodla hoos kaga bogo:

Shahid Kapoor iyo Samantha Akkineni: xidiga caanka ah Shahid Kapoor ayaa hada kahor ka dhawaajiyay inuu ka helay qaab jiliinka atiriishada Samantha waxuuna sheegay inuu mustaqbalka dhow rajeynaayo la shaqeynteeda.

Samantha Akkineni and Shahid Kapoor

Ajay Devgn Iyo Anushka Shetty: Superstar-kan markii la weydiiyay atiriishada uu ka helo kuwa koonfur waxuu kow magacaabay Anushka Shetty hadana waxaa la weydiiyay mala shaqeyneysa oo Filim mala sameynee waxuuna yiri haa.

Anushka Shetty and Ajay Devgn

Akshay Kumar iyo Kajal Aggarwal: Xidigtaan Bollywoodka xili hore ayee soo gashay Filimkii Singham ayeena Ajay la sameeysay Khiladi Kumar ayaa ka dhawaajiyay 2 sano kahor inuu doon doonaayo Kajal Aggarwal waliba shaashada jaceyl inuu kula jilo ayuu rabaa xidigaan.

Kajal Aggarwal and Akshay Kumar

Lasoco Qeybta Labaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here