dadyowga dunida ku nool gaar ahaan kuwa xiiseeya daawashada aflaaamta Bollywoodka waxa ay si weyn u doonayaan daawashada filimka Brahmastra kaaso markii ugu horeesay ay shaashada ku midoobayn lamaanayaasha Ranbir Kapoor iyo Ali Bhatt

sidoo kale filimkan waxaa wax ka jilayaan Amitabh Bachchan, Mouni Roy iyo Akkineni Nagarjuna halka uu Directer ka yahay Ayan Mukerji waxaana filimkan lagu balansanaa in tiyaatarada la saaro bishan December gudaheeda

laakiin filimkan waxaa ku yimid dib u dhac xiliga la daawan lahaa kaaso lagu sababeenaayo aalada VFX kaaso lagu tayeenaayo muuqalada qiyaaliga ee filimkan

waxaana arrintas ay kaliftay in filimkan u dib dhaco sanadka 2020 iyadoo weli la qorshayn taariikhda saxda ah ee filimkan la daawan doono laakiin waxaa arrintaas laga sugaya inuu xaqiijiyo soo saaraha filimkan Karan Johar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here