
Nidaamka kala saarista awoodaha jilaayaasha waxay shabakada BOI isku raac siisaa toban sano kasto sidaa darteed 10-kaan sano (2010 ila 2019) haatan gabo gabo ayuu yahay waana muhiim inaan idinla wadaagno atoorayaasha awooda leh dhibcaha ay heestaan.
Sidee BOI ku qiimeysaa dhibcaha ay bixiso: waxay ku qiimeysaa aflaanta guulaha gaaraan oo dhibco gaar ah lagu xeen daabo sida xeerka yahay hoos kaga bogo:
All Time Blockbuster – 750 dhibcood ayaa lagu helaa
Blockbuster – 500 dhibcood ayaa lagu helaa
Super Hit – 250 dhibcood ayaa lagu helaa
Hit – 100 dhibcood
Haddaba waxaan idiin heynaa Ranbir Kapoor iyo 10-kan sano dhibcaha uu heesto wadarta guud Star Power Point System waxaa loo yaqaano.
All Time Blockbuster 0-filim
Blockbuster 2-filim (Yeh Jawaani Hai Deewani & Sanju) – 2×500 = 1000 dhibcood.
Super Hit 2-filim (Rajineeti & Barfi) – 2×250 = 500 dhibcood.
Hit 1-filim (Ae Dil Hai Mushkil) – 1×100 = 100 dhibcood.
Wadarta Guud dhibcaha uu Ranbir Kapoor heesto 10-kaan sano (2010-19) – 1600 dhibcood.
F.G: Ranbir Kapoor sanadkan wax filim ah uma harsano marka Star Power kiisa dhibcaha 10-kan sano (2010-19) sidaan ayuu ku dhameesan doonaa.
Gunaanad: Shabakada BOI waxay dhibco ku bixisaa marka uu filimka HIT dhameestiran noqdo (Hit, Super Hit, Blockbuster & All Time Blockbuster) waa marxalada filimka macaash looga helo. La soco Ranveer Singh iyo dhibcaha uu heesto 10-kaan sano (2010-19).
F.G: Ranbir Kapoor sanadkan wax filim ah uma harsano marka Star Power kiisa dhibcaha 10-kan sano (2010-19) sidaan ayuu ku dhameesan doonaa. Gunaanad: Shabakada BOI waxay dhibco ku bixisaa marka uu filimka HIT dhameestiran noqdo (Hit, Super Hit, Blockbuster & All Time Blockbuster) waa marxalada filimka macaash looga helo.
La soco Ranveer Singh iyo dhibcaha uu heesto 10-kaan sano (2010-19).