Jilaaga Randeep Hooda, ayaa la sheegay inuu maray qaliin kadib markii uu ka cawday xanuun habeenkii talaadada, warkaan ayaa laga qariyay saxaafada marki 1aad balse maanta ayuu soo shaacbaxay Agosto 25.

Randeep Hooda waxaa lagu sameeyay qaliin kadib markii uu ka cawday xanuun… Qalliinka ayaa dhacay Arbacadii ka dib markii jilaaga cabashada xanuunka daran uu soo ritay taasoo kaliftay in isbitaal loola cararo . Waa la ilaalinayaa ayuu yiri nafteyda. In kasta oo aan faahfaahin laga bixin qalliinka,

haddana wuxuu ku wargaliyay kooxdiisa inuu isagu u baahan doono laba maalmood nafsadiisa. Randeep ma doonayo in qofkasta ka fikiro caafimaadkiisa.

Jilaaga waxaa lagabaaray Covid-19 waana lagawaayay kadib qaliin ayaa lagu sameeyay Haatan majiro war rasmi ah oo lagu sheegay waxa qaliinka uu yahay .

Dhanka hore ee shaqada, Randeep Hooda waxaa markii ugu dambeysay lagu arkay Chris Hemsworth fillmka Extraction kaasoo Netflixka guulo waaweyn kasoo hoyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here