ka dib markii filimka Mardaani oo la daawaday 2014 Super Hit noqday Rani iyo ninkeeda Aditya Chopra waxa ay go’aansadayn in qayb labaad filimkan laga sameeyo

Mardaani 2 dhawaan waxaa laga soo bandhigay goos-goos cajiib ah kaaso dadka ku qasbay inay sugi wayaan inta filimkan tiyaatarada laga saaraayo laakiin filimkan waxaa dhawaan qabsaday caqabad weyn

filimkan waxaa dhawaan dacwad ka gudbiyeen  dadka ku nool magaalada Kota maadaama filimkan uu ka hadlaayo dhacdo hadda ka hor dhacday kaaso booliska magaalada ay kusoo qabtayn burcad iyo argagixiso ku noola magaaladaas

iyadoo dadka dagan magaalada Kota ay ka xuj yihiin qaabka loo dhigay filimkan iyo doorka booliska ay jisho gabar ( Rani Mukerji ) taaso ay u arkayaan inay cayb ku tahay sharafta magaalada Kota

Taslim Ahmed oo ka mid ah xubinka ugu saraysa magaalada Kota ayaa sheegay inuu samayn doono wax walba uu ku istaajinaayo in filimka Mardaani 2 aan la saarin tiyaatarada isagoo dacwad u gudbiyay maxkamada ugu saraysa dalka india taaso dhawaan soo saari doonta arrinta ugu damabaysa kiiska dacwadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here