Atirishada caanka ah Rani Mukerji waxay u dabaal dageysaa sanad guuradeeda 42-aad haddaba waxaan idiin heynaa 24-ka sano fanka Hindiya ka tirsan tahay iyo 42-filim ay sameesay kuwooda ugu sheeko wanaagsan madaama xidigtaan aflaan badan oo hirgaleen sameesay sheeko ahaan iyo ganacsi ahaan.

Shabakada IMDb waxay sameysaa qiimeyn ku aadan aflaanta caalamka ayadoo aflaanta ku qiimeeyso 10-dhibcood haddba inta ay ke helaan sida ay u kala dhibco badan yihiin ayay filimada u kala sheeko wanaagsan yihiin.

Haddaba hoos kaga bogo Rani Mukerji iyo 10-keeda filim ee ugu sheekada wanaagsan qiimeynta IMDb Rating oo aan ka ogaano karno Rani sida aflaantooda u sheeko wacan yihiin ama u sheeko liitaan:

1. Black (2005) – 8.2/10

2. Kal Ho Naa Ho (2003) – 8.0/10

3. Hey Ram (2000) – 7.9/10

4. Veer Zaara (2004) – 7.8/10

5. Nayak: The Real Hero (2001) – 7.8/10

6. Kuch Kuch Hota Hai (1998) – 7.6/10

7. Hichki (2018) – 7.5/10

8. Mardaani 2 (2019) – 7.4/10

9. Yuva (2004) – 7.4/10

10. Mardaani (2014) – 7.3/10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here