Home » Nolosha Jilaayaasha » Rani Mukherjee Yee Taagero Utahay, Filim Noocese Jeceshahay Cuno Gooni Ah Miyaa Jirto Oo Ay Xiiseeso? Waxbadan Ka Ogow

Rani Mukherjee Yee Taagero Utahay, Filim Noocese Jeceshahay Cuno Gooni Ah Miyaa Jirto Oo Ay Xiiseeso? Waxbadan Ka Ogow

Rani of Bollywood Rani Mkukherjee waa mid kamid ah xidigaha ugu caansan India oodhan, waana atariisho weyn oo waayadeedi fanka ka faaideysatay heer fiicana ka gaartay.

Rani aflaam taariikhi ah aye kasoo muuqatay waana atariisho jiliinka qibrad weyn u leh, sababto ah waxay kasoo jeeda Qoys magac weyn kuleh fanka sido kalena qibrad weyn u leh fanka.

Rani kaliya qoyskeeda heerkan kuma soo gaarin ee dadaalkeeda faraha badan aye manta xidig weyn oo laga dambeyo ku noqotay.

Hadaba xidigtaan waa shaqsi jilaa ah oo taagero fara badan leh, sidaa awged ayadana sido kale waxbe taagerta ileen dooq aye leedahay.

Rani Bollwoodka atoorayasha ay aadka u xiiseeso waa Amitabh Bachchan iyo Shah Rukh khan si rasmi ah ayeena taagero ugu tahay labadaas xidig.

Sido kale dhanka atariishoyinka waxay ka taageri jirtay ilaa hadana aflaamtoda ay jeceshahay xidigaha kala ah Sridevi iyo Sharmila Tagore.

U imaaw dhanka aflaamta maba jir filim ay ka jeceshahay filimka Titanic halka cunooyinkana ay ugu jeceshahay Kaluunka ay hooyaded usameyso.

Kaluunka ay hooyaded gacanteda ugu sameyso aye kadambeysa xidigtaan, waxaa xiga waa dooqyadeda kale balse Kaluunkas aye aad u xiisesa oo hoyaded usameyso marka laga hadlo dhanka cunada.

Rani manta riyooyinkeda wey u rumoweyn ayaa ladhihi karaa waayo xidig caalami ah aye noqotay taaso ay waliged ku riyoon jirtay.

Taasi waxa sii dheer inee waligeed jecleyd inee Big B iyo SRK si caadi ah u aragto, aragti iska dhaafe aflaam dhowr ah ayeeba la sameysay xidigahan.

3 Responses to Rani Mukherjee Yee Taagero Utahay, Filim Noocese Jeceshahay Cuno Gooni Ah Miyaa Jirto Oo Ay Xiiseeso? Waxbadan Ka Ogow

  1. faiso maxamed

    October 12, 2017 at 8:46 pm

    arbeen badana rani qofka kaliya ey tageerto waa Aamir khan filimside ciyaarta joojiya sheekadan fashil waye hhhhhhhhhh

    • Ali Aadan

      October 13, 2017 at 6:31 am

      ma xishoonesid miyaa walal adigoo dumar ah ayaad na caaynesa anaga wararka aan helno ayaan soo turjumnaa waliba shabakado caan ah ayaan kasoo turjumnaa marka meesha nooga mahadnaqi laheedeen mawaxee noqotay inaad na aflagaadeesaan walal

  2. Mohamad

    October 14, 2017 at 11:09 am

    Zxp Ali adan Wxn kuweydinaya Kajal Diinte haysata