Ranveer Singh wuxuu ku guuleystey inuu dhamaan indhaha caalamka soojiito isagoo kusii socda darajakale oo tiyaatarada ah waxqabadkiisa Simmba halkaas oo uu ku ciyaaray door boolis markii ugu horeysay ayaa lawada jecleestay.

Filimkan wuxuu noqday Hit weyn marka loo fiiriyo inuu leeyahay xiddigo awood leh sid .Ranveer Singh iyo Sara Ali Khan oo hogaamiyaal ka ah, iyo Rohit Shetty oo Director ka ah waa guusha filmka . Waxaa weheliya Simmba, Golmaal Again oo ay wada jilayaan Ajay Devgn, Arshad Warsi, Kumal Kemmu, Shreyas Talpade, Tusshar Kapoor, iyo Parineeti .

Filimka Ajay Devgn Golmaal Again iyo Ranveer Singh filimkiisa Simmba ayaa lagu wadaa in markale USA laga sii daayo. Convid19 ayaa hor istaagay sii deynta filimaanta caalamiga ah waxayna umuuqataa filimadan awooda ku duuban inay dhamaantood qarka u saaran yihiin inay markale ka sii daayaan USA.

Reliance Entertainment ayaa kudhawaaqay, “Simmba waxaa lagu wadaa in Mareykanka laga daawado rugaha raaxada ee Madadaalada! Dib-u-sii-deynta Regal Virginia Center iyo Regal Countryside, Virginia, USA laga bilaabo 28th agusto 2020.

RohitShetty RanveerO SaraAliKhan SonuSood Shibasishsarkar RSPicturez simm”. groupkaan ayaa lawareegi doona.isbuucaan hadalheynta kadib !



Laguma.dhawaaqin waqti rasmi ah maadaam wali tiyaatarada ee xeranyihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here