Ranveer Singh wuxuu ka mid yahay jillaayaasha door walba kasoo bixi kara ee ka xamaasha Bollywood,

Ranveer Singh waxaa lagu yaqaannaa inuu leeyahay caadooyin qariib ah. Waxaana ka mid ah inuu maalin walba isagu iska raadiyo shabakadda Google.

Isagoo arrintaan ka hadlayey Ranveer Singh wuxuu yiri: “Maalin walba ayaan iska baaraa Google-ka, meel walba oo aan tago waan iska baaraa Google-ka.

“Qiyaastii inta u dhexeysa 5 illaa 15 jeer ayaan maalin walba iska baaraa Google-ka. Haddii uu shaqsi kale isku dayo inuu idiin sheego xog kale oo middaan ka bedelan, yaan la rumeysan maxaa yeelay been ayey idiin sheegayaan”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here