Ranveer singh waa aktar sameenaya horumar weyn waxaana la hubaa inuu bollywoodka hogaamin doono mustaqbalka dhow

aktarkan ayaa dhexda kaga jiraa waayo aad u qurux badan maadaama labadiisa filim ee ugu dambeesay kuwaaso kala ah padmavaat iyo simmba ay u wada  guuleystayn

aktarkan ayaa hadeertan waxa uu dhex kaga jiraa mashquul maadaama dalka Scotland uu ku duubaayo filimkiisa 83 kaaso la daawan doona bilowga sanadka dambe

Ranveer singh isagoo dhawaan ku guda jira duubista filimka 83 ayaa waxa uu halkaas ka sheegay inuu dib dambe u samayn doonin doorka xumaanta ranveer ayaa sheegay doorkiisa Allauddin filimkiisa Padmavaat inuu yahay doorka xummaanta kan ugu dambeeyay ee sameeyay

Ranveer singh oo saxaafada la hadlaya ayaa yiri ” dad badan ayaa igu amaanay doorkayga allauddin laakiin waxaa jira dad qaar kuwaaso aan naceyb u muujiyeen doorkaas laakiin hadda waan is-badaly sababtoo ah waxan ahayd xaasle mana doonaayo in caruurteeda inan shaashada ku arkaan anigoo dad dhibaateenaayo “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here