aktarka Ranveer singh ayaa waxa uu dhawaanahan si weyn u qabsaday fanka india maadaama aflaamtiisa ugu dambeeyay ay gaarayn natiijooyin waa weyn isagoona aktarka 7 sano ugu dambeeyay lasoo shaqeeyay Directorada ugu caasan shirkada Bollywoodka

Ranveer singh ayaa maanta waxa uu u duulay magaalada Hyderabad si halkaas kula midoobo aktarka Ajay Devgan si ay si wadajir ah Akshay Kumar ula duubaan muuqaalka ugy dambeeya ee filimkiisa Sooryavanshi

Ranveer doorkiisa Simmba iyo Ajay Devgan doorkiisa Singham ayaa lagu arki doona filimka Akshay Kumar ee Sooryavanshi maadaama sadexdan filim uu iska wada leeyahay Director Rohitt Shetty filimkan waxaa la daawan doona March 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here