Ranveer Singh oo qaab aaan horay loo arag usoo bandhigay taageerada uu u haayo atariishada Karisma Kapoor.

0
559

Ranveer Singh inkastoo uu Bollywoodka ka tirsanyahau mudo 9 sanadood hadana uu yahay Star filimadiisa lagu xisaabtamo hadana kahor inta uusan Bollywoodka soo galin wuxuu ahaa taageere qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka.

Jilaaga uu ugu jecelyahay aflaamtiisa waa Akshay Kumar oo uu taageero weyn u yahay, haatana wuxuu soo bandhigay taageerada uu u haayo atariishada Karisma Kapoor asigoona bartiisa Instagramka ku muujiyay midaas.

Ranveer ayaa soo qaatay funaanad dhexda uga sawiranyahay kaartada filimka Papi Gudia oo ay Karisma hogaamiyaha ka tahay asigoona sidoo kale soo dhigay heesta “I Love The Beat”.

Dhanka shaqada Ranveer Singh waxaa u diyaarsan filimka 83 oo ay la wado atariishada xaaskiisa ah ee Deepika Padukone halka sidoo kalana muuqaal marti ku leeyahay filimka Sooryavanshi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here