Rasmi: Aftaab Shivdasani oo Xabsi guri galay!!

0
1793

Waqtigaan la joogo, Hindiya ayaa ah wadanka labaad ee ugu badan viruska Convid . Tirada maalinlaha ah kiisaska hindia kajira waxay gaareen halkii ugu darneyd. Iyada oo dhowr qaybood oo goobaha shaqada ah ay furmayaan . Dadka caanka ah ee filimada jila ayaa lagahelay viruska tan iyo markii ay shaqada dib u bilaabeen. Haatan, jilaag Aftab Shivdasani ayaa lagahelay wuxuuna ku jiri doonaa karantiil guriga.

Aftab Shivdasani waxaa lagahelay COVID-19; inaad ku jirto karantiil guriga ah waa muhiim” Jilaaga ayaa bartiisa baraha bulshada ku wargeliyay qof walba. Waad salaaman tihiin dhammaantiin, waxaan rajeynayaa in dhammaantiin aad taam tihiin oo aad fiican tihiin oo aad daryeeshaan nafsadiina Dhawaan waxaan bilaabay inaan muujiyo astaamo yaryar oo ah qufac qalalan iyo qandho fudud waxaana iska baaray COVID-19.

Nasiib darro natiijooyinku waxay ku soo baxeen si aan wanaagsaneen , waxaa la igula taliyay karantiil guri. Waxaan ka codsanayaa dhamaan kuwa laga yaabo inay ila soo xiriireen dhowaan inay is baaraan si ay u badbaadaan, ”ayuu qoray. Taageeradiins iyo rajooyinka wanaagsan aad iimuujiseen waa kumahadsantihiin , dhaqso ayaan u soo kaban doonaa oo waxaan ku soo noqon doonaa sidii caadiga ahayd.

Ma adkeynkaro baahida loo qabo in bulsho ahaan laga fogaado, isticmaalka maaskaro iyo fayodhowro sida ugu macquulsan maadaama ay badbaadin karto nafta. Waan ku guuleysan doonnaa tan, ”ayuu raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here