Rasmi: Ajay filimkiisa Raid iyo ganacsigiisa halka uu maraayo

Superstar Ajay Devgn filimkiia Raid ayaa keenay 1.75 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa afaraad afarta maalmood ee ugu horeyso haatana ganacsigiisa wadarta guud wuxuu marayaa 95.50 Crore (Trade Figure).

Raid ganacsi ahaan wuu ka gaabin doonaa 100 Crore inuu gaaro wuxuuna cimiri ahaantiisa ku istaagi doonaa 97 Crore ilaa 97.50 Crore ganacsi u dhaxeeyo waana filim HIT ah.

Fadlan hoos kaga bogo ganacsiga uu filimka Raid sameeyay ilaa haatan ee shabakada Boxoffice India soo daabacday:

Todobaadka kowaad – 59.86 Crore (Rasmi)

Todobaadka labaad – 25.17 Crore (Rasmi)

Todobaadka sedexaad – 8.75 Crore (Rasmi)

Jimco afaraad – 30 Lakh

Sabti afaraad – 55 Lakh

Axad afaraad – 85 Lakh

Todobaadka afaraad – 1.70 Crore (mudo 3-maalmood ah)

Wadarta Guud – 95.48 Crore (Trade Figure)

Dhinaca kale kooxda filimka Raid iska leh waxay horey u baahiyeen in mashruucaan 100 Crore gaaray iyo ganacsiga ay kasoo bandhigeen fadlan hoos kaga bogo:

Todobaadka kowaad – 63.05 Crore

Todobaadka labaad – 27.06 Crore

Todobaadka sedexaad – 9.60 Crore

Jimco afaraad – 43 Lakh

Sabti afaraad – 55 Lakh

Axad afaraad – 85 Lakh

Todobaadka afaraad – 1.83 Crore (mudo 3-maalmood ah)

Wadarta Guud – 101.54 Crore (Producer Figure)

F.G: Shabakada Filimside Waxay Adeegsataa Nidaamka Lacagaha Trade Figure ee Shabakada BOI Baahiso Si Muranka Aan Kaga Fogaano Madaama Ay Tahay Shabakad Madax Banaan…