Home » Nolosha Jilaayaasha » Rasmi: Aragtida Kowaad Ee Filmka Sui Dhaaga Oo Lasoo Bandhigay Varun, Anushka Iyo Muuqaal Cusub (+Sawiro)

Rasmi: Aragtida Kowaad Ee Filmka Sui Dhaaga Oo Lasoo Bandhigay Varun, Anushka Iyo Muuqaal Cusub (+Sawiro)

Varun Dhawan ayaa filimka Sui Dhaaga ku jilaayo harqaanle waxaana maal galineyso shirkada Yash Raj Films qorshana wuxuu yahay in la daawado 28 September 2018 waana qiso xanuun badan oo qalbiga taabaneysa.

Filimka Sui Dhaaga waxaa Director ka  ah Sharat Katariya, waxaana siweyn loo wada sugayaa wada shaqeynta dhex mareyso Anushka iyo Varun oo markii ugu horeesay shaashadaha kasoo muuqan doonaan.

Waxaa lasoo bandhigay aragtida kowaad ee Filmkaan kaaso ah Varun Dhawan iyo Anushka muuqaalka ay filmkan ku jilayaan.

Waxaan arki doona Varun oo dawaarle ah ama harqaanle ah waana mashruuc xiiso badan, hadaba akhriste nala daawo sawirada laga soo bandhigay xidigahan kuwaaso ah aragtidooda kowaad ee filmka.

PicsArt_02-13-12.02.27

PicsArt_02-13-12.02.57

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *