Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay Logo-da ama astaanta magaca filimka Housefull 4 oo ay wada jilayaan Akshay Kumar, Bobby Deol, Kriti Sanon, Kriti Kharbanda, Pooja Hegde, Riteish Deshmukh iyo Rana Dagubbati.

Akshay Kumar ayaa taageerayaashiisa ka balan qaaday in taxanaha Housefull midkiisa ugu mada daalada badan qaybtan afaraad noqon doonto weliba fariintiisa waxay ku xeen daaban tahay 1419 kii ilaa 2019 laga soo gaaro socdaalka nolosha kooxdan waagii hore iyo hadda sida ay tahay.

Warar dheeraad ah waxay sheegayaan in goos gooska Housefull 4 soconaayo 3 daqiiqo iyo 19 ilbiriqsi siweyna loo diyaariyay waxaana la daawan doonaa Diwali 2019 ama 25 October 2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here