Baaghi 3 ayaa hoos udhac weyn sameeyay jimcadiisa labaad waxuuna keenay lacago kudhow 2.25 Crore taasi oo ka dhigan wadarta guud inuu hader maraayo 89.50 Crore waxaana mashruucan dhaawacay Virus-ka India ku faafay.

Tiger Filimkiisa Multiplexes ayuu si weyn hoos udhac kaga saneeyay balse goobaha sida UP, Rajasthan, MP iyo Gujarat ayuu xili hore ka keenay 1.25 Crore waana ganacsi naadir ah in Filim walbo goobahaas ka sameeyo.

Hoos udhaca ku yimid Baaghi 3 waxuu cadeynayaa in Filimkaan HIT noqon doonin waxuuna hader fursad u heystaa siduu ku noqon lahaa Average ama Semi Hit waliba kahor inta aan la xirin guud ahaan tiyaatarada India oo laga baqaayo maalmaha xiga in albaabada loo laabo.

Hadee saas dhacdo Baaghi 3 wey ku adkaan doontaa inuu noqdo Filim guuleysta fadlan hoos kaga bogo ganacsiga Baaghi 3 mudo 8 maalmood ah.

Todobaadka Kowaad: 87.25 Crore (Rasmi)

Jimco labaad: 2.15 Crore

Wadarta Guud: 89.40 Crore (Trade Figure).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here