Rasmi: Brock Lesnar Oo Ka Sara Maray Cm Punk Record Kiisa


Brock Lesnar Ayaa Dhaafay Record Cm Punk Oo Haystay Mudadad Ugu Badan Suunka Wwe Champions Oo Ahyd 433 Brock Ayaa Hadda Haysta Suunka Universal Championships 435 Isagoo Labo Maal-mood Ka Sara Maray Cm Punk Laakiin Dadka Falan-Qeeya Wwe Ayaa Dhaleeceenaya Brock Oo Kaliya 10 Mar Difaacday Suunkiisa Mudadaan  Oo Suunka Uu Ka Qaaday Goldberg Wrestlemania Sanadkii Hore .

Halka Cm Punk Uu Bandhig Walba Uu Difaacan Jiray Suunkiisa Iyadoo La Filaayo Brock Lesnar Inuusan Kasoo Muuqan Bandhiga Usbuuca Dambe Dhici-Doona Ee Money In the Bank . Halka Ay Amaaneyn Aj styles Oo Sanadka Fans Wwe Ay Jecel Yihiin Isagoo Ay Ku Tilmaameyn Fighting Champions Oo Mar walba Iyo Bandhig Walba Dhiga Suunkiisa Isagoo Money In the Bank Ka Ciyaari Doono Shinsuke Nakamura