Shabakada Boxoffice India (BOI) waxay waqti u heleysaa Update gareenta iyo sixitaanka filimadii sanadii 2018 soo baxeen madaama shabakadan haatan ku mashquulsaneyn dabagalka aflaanta masraxa saaran waayo tiyaatarada Hindiya waa kuwo xiran.

Sidaa darteed BOI waxay soo daabacday xogta dhameestiran ee filimka 102 Not Out ee hogaamiyaal ka ahaayeen Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor wuxuuna noqday mashruucan mid guuleestay oo SEMI HIT ah weliba isku imaatinka Big Bachchan iyo Rishi 29-sano kadib waxay sababtay guul inay ka dhaxleen.

Fadlan hoos kaga bogo macluumaadka filimkan oo dhameestiran laguna soo daabacay keedka BOI:

Jilaayaasha: Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor

Director: Umesh Shukla

Waqtiga la daawaday: 4 May 2018

Tiyaatarada la saaray: 1300

Nidaamka uu ku furmay: Si liidato (Poor Opening)

Maalinta kowaad ganacsigiisa: 3.42 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso: 16.77 Crore

Todobaadka kowaad – 27.63 Crore

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay: 51.77 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 35 Crore

Saamiga laga helay qolyaha cajaladaha qeybiyaan: 23.47 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor: 65.48 Crore

Suqyada caalamka ganacsigiisa:$2.87m

Ganacsigiisa dibad & dal la isku daray: 84.70 Crore

Tirada tikit u goosatay gudaha Hindiya: 4-milyan & 117,000 oo qofood.

Inta todobaad uu masraxa Hindiya saarnaa: 8-todobaad ama 56-maalmood.

Natiijadiisa rasmiga ah: SEMI HIT

Qiimeynta sheekada: 7.4/10 IMDb rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here