Home » Box Office » Rasmi: Filimka Jawaan mudo sedex maalmood dibad iyo dal lacagaha uu keenay

Rasmi: Filimka Jawaan mudo sedex maalmood dibad iyo dal lacagaha uu keenay

Young Actor Sai Dharam Tej filimkiisa Telugu ah Jawaan ganacsiga rasmiga ah ee uu sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso ayaa lasoo bandhigay.

Shabakada Andhara Boxoffice ayaa soo daabacday filimka Jawaan ganacsigiisa dibad iyo dal mudo sedex maalmood ah wuxuuna keenay 13.20 Crore (Worldwide Gross)

Filimka Jawaan kooxda cajadalaha qeybiyaan waxay ka heleen 7.85 crore wuxuuna sameeyay ganacsi wanaagsan sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso.

Fadlan hoos kaga bogo suuq walbo filimka Jawaan ganacsiga uu ka sameeyay sida shabakada Andhra Boxoffice ay soo daabacday mudo sedex maalmood ah:

Dhulweynaha Telugu AP/Nizam wuxuu ka keenay 10.30 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 6.80 Crore USA

USA Boxoffice wuxuu ka keenay 1.10 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 33 Lakh

Dunida inteeda kale wuxuu ka keenay 1.80 crore saami ahaana waxaa laga helay 72 Lakh

Wadarta Guud Dibad Iyo Dal 13.20 Crore, Saamiga Guud Ee Laga Helay 7.85 Crore

Filimka Jawaan Iyo Sida Disaster Ilaa Blockbuster Ku Noqon Karo Hoos Kaga Bogo:

 

Blockbuster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 27 Crore+

Super Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 21.6 Crore ilaa 26.99 Crore

Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 18 Crore ilaa 21.59 Crore

Above Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 16.2 Crore ilaa 17.99 Crore

Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 14.4 Crore ilaa 16.19 Crore

Flop wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore ilaa 14.39 Crore

Disaster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore iyo ka marka laga helo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *