Filimka Jawaani Jaaneman ayaa sare u kac macquul ah sameeyay shalay oo sabti aheyd markii lala barbardhigi ganacsigiisii sabtida sida ay shaaca ka qaaday shabakada Box Office India.

Filimkaan ayaa shalay soo xareeyay 1.25 crore wuxuuna haatan wadarta guud cimri ahaantiisa marayaa 20.75 crore (Trade Figure).

Filimkaan sida muuqato wuxuu cimri ahantiisa keeni doonaa 30 crore hadeysan waxba is badalin inkastoo ay shaqo dhib badan u muuqato.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo Jawaani Jaaneman iyo mudo 9 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week1;18.75 crore.

Jimce; 75 lakh.

Sabtid; 1.25 crore.

Wadarta guud; 20.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here