Suriya filimkiisa Kaappaan oo ay ku wehliyaan ohanlal, Arya, Sayyeshaa iyo Boman Irani ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay todobaadkiisa kowaad wuxuuna keenay 75.30 Crore ganacsigiisa dibad iyo dal la isku daray.

Filimka Kaappaan gudaha Hindiya wuxuu ka keenay 5.40 Crore oo nadiif ah halka 63.30 Crore uu keenay canshuurta ka hor waana ganacsi heer sare ah.

Filimkaan Kaappaan oo xambaarsan miisaaniyad 75 Crore ah sidoo kalena kooxsa cajaladaha qeybiyaan 50 Crore ku iibsadeen fadlan hoos kaga bogo todobaadkiisa kowaad suuq walbo ganacsiga uu ka sameeyay:

Tamil Nadu – 4.40 Crore

Telugu AP/Nizam – 6.90 Crore

Karela – 7.55 Crore

Karnataka – 4.95 Crore

Hindiya inteeda kale – 2.50 Crore

Lacagaha gudaha Hindiya ka keenay – 63.30 Crore

Suuqyada caalamka – 12 Crore

Wadarta guud dibad & dal – 75.30 Crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here