Rasmi; filimka Marjaavaan oo tiyaatarada laga dajiyay iyo filimkaan darajada uu Box Officeka ka gaaray + lacagaha uu keenay.

0
1359

Waxaa isbuucaan dhamaadkiisa tiyaatarada India laga dajin doonaa filimka Marjaavaan kaasoo uu hogaamiye ka yahay jilaaga Sidharth Malhotra waxaana ku wehliyo misna filimka laadar ka ah Ritiesh Deshmukh.

Filimkaan oo rajo fiican laga qabay inuu noqon doono filimkii ugu horeeyay ee u guuleysto jilaagaan Sidharth tan iyo 2016dii balse midaas ma dhicin sida haatan ay soo daabacday shabakada Box Office India waxay filimkaan ku sheegeen inuu yahay Below Average waana filim guuldareystay.

Marjaavaan ayay shabakada BOI markii hore ku tilmaameen filim guuleystay Average ah balse dib usixid ay sameeyeen kadib waxay ku sheegeen inuu yahay filim Belo Average ah.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan Marjaavaan iyo mudo 5 isbuuc ganacsiga uu ku sameeyay;

Week 1; 37.15 crore.

Week 2; 7.24 crore.

Week 3; 1.57 crore.

Week 4; 12.25 lakh.

Week 5 mudo 3 maalmood ah; 0.75 lakh.

Wadarta guud; 45.58 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here