rasmi filimka Pagalpanti oo isna tiyaatarada laga dajiyay iyo filimkaan oo qarka u saaran darajada Biggest Flop of the Year maxaase ka hortaagan?

0
586

Filimka Pagalpanti ee shactirada ah misna la isugu keenay jilayaal badan oo ay kamid yihiin John Abrahan, Arshad Warsi iyo Anil Kapoor ayaa haatan isbuucaan dhamaadkiisa si rasmi looga dajin doonaa guud ahaan tiyaatarada India.

Filimkaan ayay sida shabakada BOI soo daabacday ku sheegtay inuu yahay The Biggest FLOP of the Year ama Flopka ugu weyn sanadkaan 2019ka asigoona noqonaayo filimka khasaaraha ugu badan lagala kulmay.

Balse waxaa rikoorkaas kala wareegi karo filimka haatan tiyaatarada saaran ee Panipat kaasoo uu hogaamiye kayahay Arjun Kapoor waxaana lagu wadaa inuu noqdo Flopka ugu weyn sanadka balse waxay kala cadaan doontaa markii tiyaatarada laga dajiyo.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimka Pagalpanti iyo mudo 4 isbuuc ah ganacsiga uu sameeyay;

Weeak 1; 28.59 crore.

Week 2; 4.62 crore.

Week 3; 18 lakh.

Week 4 mudo 3 maalmood; 2 lakh.

Wadarta guud; 33.41 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here