Rasmi: Filimka Saaho oo tiyaatarada ka dagay, ganacsigiisa dibad & dal iyo natiijadiisa rasmiga ah:

0
2310

Superstar Prabhas filimkiisa Saaho ayaa isaga dagay tiyaatarada wuxuuna mashruucan soo baxay 30-kii August 2019 asigoo diidmo xoogan fariintiisa la kulantay haddana mashruucan awooda Prabhas ayuu ku gadmay.

Sida shabakada Andhara Boxoffice (ABO) soo daabacday filimka Saaho wuxuu keenay 432.40 Crore ganacsigiisa dibad iyo waxayna kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 232.60 Crore saamigiisa dibad iyo dal la isku daray sidaasna ku yahay filim guuleestay oo AVERAGE ah.

Filimka Saaho suuq walbo ganacsiga uu ka sameeyay soona daabacday shabakada Andhara Boxoffice (ABO) fadlan hoos kaga bogo madaama uu tiyaatarada filimkan isaga dagay:

Dhulweynaha Telugu AP/Nizam lacagta uu ka keenay 126.70 Crore (canshuurta ka hor), 112.20 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 83.65 Crore.

Gobolka Karnataka lacagta uu ka keenay 28.50 Crore (canshuurta ka hor), 24.70 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 16.75 Crore.

Gobolka Tamilnadu lacagta uu ka keenay 12.20 Crore (canshuurta ka hor), 10.20 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 6.05 Crore.

Gobolka Kerala lacagta uu ka keenay 3.40 Crore (canshuurta ka hor), 2.90 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 1.69 Crore.

Qaybta Af Hindiga + Hindiya inteeda kale lacagta uu ka keenay 183.10 Crore (canshuurta ka hor), 156.30 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 85.95 Crore.

Wadarta Guud Gudaha lacagta uu ka keenay 353.90 Crore (canshuurta ka hor), 306.30 Crore (canshuurta kadib), saamiga laga helay 194 Crore.

USA/Canada lacagta uu ka keenay 23.60 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 13 Crore. UAE/Gulf lacagta uu ka keenay 24.20 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 12.10 Crore.

AUS/New Zealand lacagta uu ka keenay 6.40 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 2.85 Crore.

Asia inteeda kale lacagta uu ka keenay 13.10 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 5.90 Crore.

Europe lacagta uu ka keenay 7.20 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 3.15 Crore.

Dunida inteeda kale lacagta uu ka keenay 4 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 1.60 Crore. Wadarta Guud Dibad & Dal lacagta uu ka keenay 432.40 Crore (canshuurta ka hor), saamiga laga helay 232.60 Crore.

Filimka Saaho muxuu soo kordhiyay oo iskooro ah iyo kala saarista natiidiisa:

Saaho waa filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo dibad & dal marka la isku daro sanadkan dhamaan shirkadaha Hindiya ka jiraan.

Natiijadiisa – Average (Hit qaybta Af Hindiga inta kalena wuu ka fashilmay).

Kooxda cajaladaha qeybiyaan waxaa dib ugu soo laabatay 80.2%

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here