Home » Box Office » Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Filimka Sanju ayaa keenay 7.50 Crore (Trade Figure) Talaadadiisa labaad wuxuuna sameenayaa 15% hoos u dhac maal maha shaqada halka maal maha shaqada laga nasanaayo uu sare u kac waali ah sameenayo.

Sanju haatan wuxuu soo xareeyay 278.58 Crore (Trade Figure) mudo 12-maalmood ah sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday.

Filimka Sanju wuxuu ku socdaa inuu todobaadkiisa labaad keeno 91 Crore ilaa 92 Crore ganacsi u dhaxeeyo balse waxaa laga filaayay inuu 100 Crore keeni karo todobaadkiisa labaad inkastoo wax fasax ah uusan heesanin.

Fadlan hoos kaga bogo Sanju lacagaha uu soo xareeyay mudo 12-maalmood ah sida shabakada BOI soo daabacday:

Todobaadka kowaad – 200.08 Crore

Jimco labaad- 12.50 Crore

Sabti labaad – 21.25 Crore

Axad labaad – 28 Crore

Isniin labaad – 9.25 Crore

Talaado labaad – 7.50 Crore

Todobaadka labaad – 78.50 Crore (Mudo 5-maalmood ah)

Wadarta Guud – 278.58 Crore (Trade Figure)

One Response to Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

  1. Ayaan muuse

    July 11, 2018 at 6:02 pm

    wow guul baa usoo hoyatey kaaxda sanju