Hrithik Roshan Filimka Uu Ku Xarakeeyay Ee WAR inaba caadi ma ahan sida uu isku celiyay jimcihiisa labaad oo hoos udhac weyn inuu qabsado laga baqaayey maadama maalintiisa 9-aad ay ahed hadana maalin shaqo ah.

WAR waxuu keenay shalay oo jimco ahed 6.50 Crore qeybta af hindiga lagu daawaday gudaha india kaliya (Trade Figure) waana ganacsi weyn oo heer sare ah tani waxay muujineysa in mashruucan noqon doono filimka sanadka lacagaha ugu badan soo xareeeyo.

Shaqo ayaa u taalo WAR kahor inta aan Diwali-ga la gaarin waana inuu soo qabtaa ganacsiga Filimka Kabir Singj ee ah 276 Crore waana filimka 2019 lacagaha ugu badan soo xareeyay ilaa hada waxaana la filaa in iskoorkan WAR dhaqsi kaga tilaabsan doono.

Wadarta guud hader waxuu maraa 233 Crore oo uu ku keenay mudo 10 maalmood ah sido kale ganacsigiisa ugu wacan waqooyi ayuu ka sameynayaa maanta oo sabti ah iyo beri axada sare ukac ayaa laga sugaa hoos kaga bogo qeybta af hindiga ganacsiga uu ka sameeyay ilaa hada BOI-na soo daawacday.

Todobaadka Kowaad: 226.50 Crore (mudo 9 maalmood ah).

Jimco Labaad: 6.50 Crore

Wadarta Guud: 233 Crore (Trade Figure) (Qiyaas Ahaan).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here