Home » Box Office » Rasmi: Firangi Iyo Tera Intezaar Lacaha Ay Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyeen Maalintooda Labaad

Rasmi: Firangi Iyo Tera Intezaar Lacaha Ay Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyeen Maalintooda Labaad

Filimka Kapil Sharma Firangi ayaa sare u kac 10% sameeyay maalintiisa asigoo maalintiisa labaad keenay 2 crore waana ganacsi aad u liito haatan rajada laga qabay filimkaan god dheer ayay ku dhacday maadaama u sameeyay ganacsi bur bur ah.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Firangi iyo lacagaha uu soo xareeyay maalintiisa labaad sida shabakada Boxoffice India soo bandhigtay.

Jimco – 1.80 crore

Sabti – 2 crore

Wadarta Guud – 3.80 crore (Trade Figure)

Dhinaca kale filimka Tera Intezaar ee Sunny Leone iyo Arbaaz Khan hogaamiyaha ka yihiin ayaa asigana sameynaaya ganacsi bur bur ah asigoo labo maalin tiyaatarada saaran ayuu 1 crore keeni waayay.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Tera Intezaar iyo lacagaha uu soo xareeyay maalintiisa labaad sida shabakada Boxoffice India soo bandhigtay.

Jimco – 40 Lakh

Sabti – 45 Lakh

Wadarta guud – 85 Lakh (Trade Figure)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *