Vidyut Jammwal Filimkiisa Commando 3 ayaa keenay maalintiisa kowaad 4.50 Crore (Trade Figure) waxuuna la mid yahay qeybtii labaad ee Commando 2 oo isla ganacisan sameeyay maalintiisa kowaad macquul ayee ahaan lahed injj ganacsi sidan kawacan shalay sameeyo hadii Mumbai iyo hareeraheeda uu sare ukac wacan ka sameeyn lahaa.

Inuu Action yahay ayuuba ganacsigan ku sameeyay balse kani wey iska muuqataa inuu daadka qaaday sida labadii qeybood ee hore waxaana laga dareemay ganacsiga maalintiisa kowaad iyo in maanta uusan si wacan sare ugu kicin.

Vidyut filimkiisa u dambeeyay ee Junglee maalintiisa kowaad 3.2 Crore ayuu keenay waxaana ka badan Commando e oo 4.50 Crore keenay maalintiisa kowaad waxaana ugu wacan in commando taxane yahay Bollywoodka qaladaadkooda waxaa kamid ah taxane guul dareesten qeybihiisa hore in laga sameeyo hadana qeybo kale sida Commando oo kale.

Filimka kale ee Hotel Mumbai kaso asna jimcadii la saaray masraxa ayaa keenay 1 Crore waana ganacsi bur bur ah waxaana lagu wada codeeyay Hindi, Tamil iyo Telugu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here