Home » Hollywood News » Rasmi: Goos Gooska Filmka Sky Scraper oo lasoo bandhigay, Dwayne Johnson oo doonayo inuu qoyskisa ka badbaadiyo dhismaha dunida ugu dheer ee soo dumaya (+Video)

Rasmi: Goos Gooska Filmka Sky Scraper oo lasoo bandhigay, Dwayne Johnson oo doonayo inuu qoyskisa ka badbaadiyo dhismaha dunida ugu dheer ee soo dumaya (+Video)

Dwayne Johnson waa soo laabtay kadib guushii filmkiisa Jumanji: Welcome to the Jungle wali tiyaatarada saaran ganacsi heer sare ahna sameynaya.

Hadaba Johnson ayaa la yimid filmkisa xiga ee dagaalka ah Sky Scraper kaaso uu kujilaayo nin ka tirsan ciidamada FBI kaaso dagaal lugtiisa ku weynaayo.

Sido kale howl gal kale ayaa loo diraa oo laga hayo dhismaha ugu weyn dunida balse qoyskiisa ayaaba Qatar galayaan kadib markii sarta la qarxiyo misane ay soo dumi rabto sidaa awged Dwayne ayaa ku dhaqaaqayaa howl galkii ugu weynaa iyo dagaal ka dhan oo uu nafsadiisa Qatar ku galinaayo si uu qoyskiisa u badbaadiyo.

Filmkaan waxaa Director ka ah Rawson Marshall Thurber waxaana la daawan doona 13 July ee sanadkaan 2018..

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Goos Gooska Filmka Sky Scraper: