Home » Nolosha Jilaayaasha » Rasmi: Goos Gooska Kooban Ee Filmka Chal Mohan Ranga Oo Lasoo Bandhiga (+Video)

Rasmi: Goos Gooska Kooban Ee Filmka Chal Mohan Ranga Oo Lasoo Bandhiga (+Video)

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska kooban (Teaser) ee filmka Chal Mohan Ranga kaaso ay hogaamiye ka  yihiin Nithin Iyo Megha Akash.

Waa markii labaad oo ay xidigahan film wada sameyaan maadama ay horey u sameyeen filmka LIE filmkaan waxaa si wada jir ah u qarash gareyn doonan Trivikram Srinivas, Pawan Kalyan iyo waliba Nithin.

Filmkaan ayaa ah mashruuc xiiso leh oo jaceyl, dagaal iyo shactiro isku dhex jirto ah waxaana horey idiin kula wadaagnay in goos gooskisa kooban la soosii deen doono maalinta jaceylka aduunka ee ku begneyd maanta 14 Febraayo.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo Goos Gooska Kooban Ee Filmka chal Mohan Kanga:

 

 

3 Responses to Rasmi: Goos Gooska Kooban Ee Filmka Chal Mohan Ranga Oo Lasoo Bandhiga (+Video)

  1. Mohamad

    February 14, 2018 at 9:47 pm

    Zxp Ali adan Flimka Arjun reddy Ilaa iyo hada Lama fasirin miyaa

    • Ali Aadan

      February 14, 2018 at 10:01 pm

      ma ogi sxbow wali maba daawan filmkaas waa macquul in la turjumay

  2. cabdulahi

    February 15, 2018 at 10:19 am

    sxp xgee laga dawadaa wan wayey ee isheg adigoo mahadsan adan