Home » Nolosha Jilaayaasha » Rasmi Goos Gooska Kooban Ee Filmka Loveratri Oo Lasoo Bandhigay Salman Seedigisa Waa Yimid (+Video)

Rasmi Goos Gooska Kooban Ee Filmka Loveratri Oo Lasoo Bandhigay Salman Seedigisa Waa Yimid (+Video)

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay hader goos gooska kooban ee filmka Loveratri kaaso ay kusoo caan baxayaan Salman Seedigiisa Aayush Sharma iyo gabadha lagu magcaabo Warina Hassain.

Filmka waa mid jaceyl ah oo ay kusoo caan baxayaan xidigahan waxaan qarash garenaayo oo jilayaashan soo saaraya Salman Khan halka uu Director ka yahay Abhiraj Minawala.

Mashruucan jaceylk ah waxaa la daawan doona 5 Oct, halkan hoose ka daawo goos gooska kooban ee laga soo bandhigay filmkaan…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *