Home » Race 3 » Rasmi: Goos Gooska Race 3 Oo Lasoo Bandhigay Kani Waa Blockbsuer Salman Ku Xarakeeyay Dhan Walbo (+Video)

Rasmi: Goos Gooska Race 3 Oo Lasoo Bandhigay Kani Waa Blockbsuer Salman Ku Xarakeeyay Dhan Walbo (+Video)

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska Race 3 oo durba lagu tilmaamay goos gooskii ugu saameynta badnaa ee dhawaanahan Bollywood-ka la imaadaan.

Min bilaaw ilaa dhamaad goos gooska Race 3 waxaa qabsaday Salman Khan xarakaadkiisa, hadaladiisa, Action-kiiisa iyo awoodiisa dhan walbo.

Waxaa soo baxday in Race 3 si heer sare ah loo diyaariyay hubaal ahaana Iskooro lixaad leh sameyn doono marka tiyaatarada la saaro.

Qarashaadka Race 3 la galiyay dhan walbo wey ka muuqataa weliba si caalami ah ayaa mashruucaan loo diyaariyay dhan walbo.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska Race 3 kadibna fikirkaaga nala wadaag waa hubaal in Ciidul Fitrigaan Salman Khan Boxoffice-ka wacdaro aan horey loo arag ka dhigi doono:

6 Responses to Rasmi: Goos Gooska Race 3 Oo Lasoo Bandhigay Kani Waa Blockbsuer Salman Ku Xarakeeyay Dhan Walbo (+Video)

  1. Ayuubyare

    May 15, 2018 at 3:31 pm

    Asc asxaabta filimside aad u mahadsantihin salman filim uu layimid caadi ma ahn iskoor walbo uu dhigaa haduu helo sadax lawa isbuuc kaligiis iyo lawa kale filim yar

  2. mohamed siciid

    May 15, 2018 at 3:35 pm

    inaba caadi maaha salman wuun ka baxsaday

  3. sallu

    May 15, 2018 at 3:38 pm

    inaba caadi maha kani wa Blockbuster wayn ishcala filin waban sugi kari la ahay aadba u mahad San tihiin filimside.net

  4. qasim

    May 15, 2018 at 3:47 pm

    caaaadi maahan waxaan filayay ayuu sameeyay salman bhai waa cadaan in uu yahay filimkaan blockbuster salman khan is com back

  5. Haaruun: Dollow Somalia

    May 15, 2018 at 5:30 pm

    waaaaaw Waaan u qiray Salman khan banaanka ku dhacay waxan hubaa In Eid U marreyso Salman
    hubaal aniga waa Actor kaliya si xoog badan Filimadiisa U daawado waxan Sugnaa waa Eid iyo Bandhiga Race 3.

  6. ali

    May 15, 2018 at 8:01 pm

    filimkan inaba caadi maaha weligay ma arag filim hindi oo kan kale ah kani hadal loa,aan waa filim guuleesanaya o darejo sarre gaadhaya