Waxaa si rasmi xaflad weyn IIFA Awards 2019 loogu qabtay magaalada Mumbai ayadoo ay kasoo qayb galeen inta badan jilaayaasha Bollywood ugu caansan goobtana heeso ayaa laga qaaday kadibna jilaayaasha Bollywood-ka ugu bandhiga wacnaa 2018 ayaa la abaal mariyay.

IIFA Awards 2019 waxaa xariiriye ka ahaan Ayushmann Khurrana iyo walaalkiis jilaaga ah Aparshakti Khurrana halka ay masraxa heeso kala duwan ka qaadeen Salman Khan, Ranveer Singh, Sara Ali Khan, Katrina Kaif, Vicky Kaushal ayaa masraxa wacdaro ka dhigeen.

Ranveer Singh ayaa ku guuleestay abaal marinta atooraha ugu wanaagsan wuxuuna ku qaatay filimkiisii Padmaavat halka Alia Bhatt atirishada ugu wanaagsan ku hanatay bandhigeedii filima Raazi oo 2018 la daawaday.

Fadlan hoos kaga bogo guud ahaan abaal marinada ugu muhiimsan ee IIFA Awards 2019 la bixiyay iyo jilaayaasha ku guuleesteen:

Best Film

Raazi

Best Director
Sriram Raghvan – Andhadhun

Best Actor In A Leading Role (Male):

Ranveer Singh – Padmaavat

Best Actor In A Leading Role (Female)

Alia Bhatt – Raazi

Best Actor In Supporting Role (Male)
Vicky Kaushal – Sanju

Best Actor In Supporting Role (Female)

Aditi Rao Hydari – Padmaavat

Best Debutant Male
Ishaan Khatter – Dhadak

Best Debutant Female
Sara Ali Khan – Kedarnath

Best Story
AndhaDhun

Best Music Director
Amaal Mallik

Best Playback Singer (Male)
Arijit Singh – Ae Watan – Raazi

Best Playback Singer (Female)
Harshdeep Kaur – Dilbaro – Raazi

Best Music

Sonu Ke Titu Ki Sweety

Best Lyrics
Amitabh Bhattacharya – Dhadak

The IIFA BIG 20 Award for the Best Actor – (Male)

Ranbir Kapoor

The IIFA BIG 20 Award for the Best Actor – (Female)

Deepika Padukone

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here