Shirkada caanka ah Zee ayaa qabatay xafladii sanadlaha ahayd oo abaal marino kala duwan ku siiso jilaayaasha Bollywood-ka waxaana xafladan loo yaqaan Zee Cine Awards 2020 oo sanadkan ahayd mid xiiso gaar ah laheyd.

Guuleestayaasha Zee Cine Awards 2020 waxaa lagu dhawaaqay 14 cisho ka hor balse xalay ayay shirkada Zee qabatay xaflad weyn oo goobta wacdaro ka dhigeen waxaana hormuud u ahaa Superstar Hrithik Roshan oo heeso Classic ah iyo Dance cajiib badan masraxa ka muujiyay sidoo kale Kriti Sanon iyo jilaayaal kale iyagana masraxa wacdaro ayay ka dhigeen.

Hrithik Roshan iyo Taapsee Pannu ayaa ku kala guuleesteen abaal marinta atooraha iyo atirishada ugu wanaagsan ee gudiga bixiyaan waana midda ugu muhiimsan sidoo kalena Ranveer iyo Alia waxay ku guuleesteen abaal marinta shacabka ay codeeyaan ee atooraha iyo atirishada ugu wanaagsan.

Fadlan hoos kaga bogo guuleestayaasha abaal marinta Zee Cine Awards 2020 ee sanadkan jilaayaal badan abaal marino kala duwan gacanta ku dhigeen:

Best Film: Gully Boy

Best Actor (Male) in a Leading Role: Hrithik Roshan (Super 30)

Best Actor (Female) in a Leading Role: Taapsee Pannu (Badla)

Best On-screen Pair: Ranveer Singh & Siddhant Chaturvedi (Gully Boy)

Best Actor in a Comic Role: Kartik Aaryan (Pati Patni Aur Woh)

Best Debut (Male): Siddhant Chaturvedi (Gully Boy)

Best Music: Sachet–Parampara (Kabir Singh)

Best Playback Singer (Male): Pal Pal Dil Ke Paas by Arijit Singh

Best Entertainer of the Year: Ayushmann Khurrana

Best Action: War

Best Cinematography: Jay Oza (Gully Boy)

Best Editing: Nitin Baid (Gully Boy)

Best Director: Zoya Akhtar (Gully Boy)

Viewer’s Choice Best Film: Kabir Singh

Viewer’s Choice Best Actor (Male): Ranveer Singh

Viewer’s Choice Best Actor (Female): Alia Bhatt

Viewer’s Choice Song Of The Year: Apna Time Aaega

Best Jodi Bandhan: Ranveer Singh & Siddhant Chaturvedi

4 COMMENTS

    • Walaahi hadaan arkay oo Hrithik Instagram-kiisa ku arkay waan saxay mahad sanid walaal, balse markii hore 14 Maarso biladaha la bixiyay labada biladood Ranveer ayaa la isugu daray, koleey xalay ayuu isbadalkan dhacay waana mahad santahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here