Rasmi: Heeska Veere Veere Ee Kujirta Filmka Veere Di Wedding Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Veere Veere waa hees madadaalo ah oo ay wada jilayaan Kareena Kapoor Khan, Sonam Kapoor, Swara Bhaskar iyo Shikha Talsania waxayna kujirta filmkooda Veere Di Wedding.

Filmkaan ayaa ka hadlaayo nolosha afar haween ah kuwaaso saaxiibo ah waxaana qarash gareyneso Sonam Kapoor iyo walaasheda Rhea Kapoor halka uu Director ka yahay Shashank Ghosh.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Heeska Cusub Ee Veere Veere Oo Laga Soo Bandhigay Mashruucan: