RASMI; Housefull 4 oo tiyaatarada laga dajiyay iyo filimkaan halka sheekadiisa kusoo dhamaatay.

0
702

Waxaa si rasmi ah shaashadaha tiyaatarooyinka looga dajiyay filimkii shactirada badnaa ee Housefull kaasoo qeybtiisii 4aad tiyaatarada la saaray Diwali sanadkaan hadaba halkaan hoose kaga bogo ganacsigii uu filimkaan keenay.

Week 1; 135.86 crore

Week 2; 48.07 crore.

Week 3; 16.27 crore.

Week 4; 3.92 crore.

Week 5; 1.06 crore.

Week 6; 27 lakh.

Week 7; 7.50 lakh.

Week 8; 1.50 lakh.

Wadarta guud; 205.58 crore.

Housefull 4 waa filim guuleystay misna gaaray darajada Super Hit sidoo kalana waa filimkii lacagaha ugu badan soo xareeyay filimada Comedyga ah asigoona dhaafay rikoorkii Golmaal Again kaasoo Diwali 2017dii keenay 205.50 crore waxaana labada filim u dhaxeyso farqi aad u yar oo ah 8 lakh taasoo uu badanyahay filimka Housefull 4.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here